Bangiga DNB oo la dhiban bixinta lacagaha fasaxa ee dadka loogu soo shubay

Bankiga ugu wayn Norway ee DNB ayey la soo deristay dhibaato dhinaca bixinta lacagta fasaxa ee la siiyo shaqaalaha ( feriepenger) ee loogu soo shubay.

Qaar ka mid ah shaqaalaha macmiilka u ahaa DNB ayaa lacagtay sugayeen in maanta ay ku soo dhacdo account kooda aan ka helin.

Bankiga ayaa ku sababeeyey in dhib ku timid dirida lacagtan cilad dhinaca systemkooda ah, waayo bixinta sadex jeer ee lacagtan way ka baaxad wayn tahay sidii caadiga ahayd marka la eego lacagta lacagta fasaxa iyo ta cashuuraha labada.” Sidaasi waxaa tidhi Marte Anundsen Vilming DNB.

Waxay yidhaahdeen waanu ka shaqaynaynaa si aanu u xalino dhibkan waanaanu idinka raali galinaynaa wixii dhacay. Macaamiisha waxaanu leenahay muujiya kasnooni lacagtiinu ilaa maanta ayey ku soo dhacaysaa account kiinee”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *