Qadar Osman Abdi oo Booliska Kristiansand xuurto ku ciijiyay.

Qadar Osman Abdi oo Booliska Kristiansand xuurto ku ciijiyay

Qadar Waa wiil 24 jir ah ku dhadhay Sverige kuna barbaaray London halkaas oo laga soo mastaafuriyay sabab dambiyo ah.

Waxa sanadkii hore 13 september 2019 Boolisku ka soo qabteen Guri uu ka kiraystay Oslo halkaas oo loogu tagay 40 kilo Amfetamin ah waxa la geeyay Qaybta dadka lagu dhagaysto balse waxa Ku dhacay Ciijin markii uu Qadar diiday in uu Booliska u dhiibo warqad uu gacanta ku hayay Qadar oo la yidhi keen halkaas oo Boolisku si xun u ciijiyay Qadar oo laba dumara Booliska dirqi kaga furfureen Cajaladan oo uu TV2 helay siiba daayay ayaa waxa wax laga waydiiyay Taliyaha Booliska ee Kristiansand halkaas oo ay Ka gaabsatay una sheegtay joornalistaha in kiisa loo gudbinaayo cidamada khaaska ah si loo baadho wariyaha oo waydiiyay ninkii Booliska ahaa in uu dambiile yahay ayaa waxay sheegay in aanu ahayn. Dumarkii Booliska ahaa ayaa iyaguna ka gaabsaday markii la waydiiyay Qadar oo Ka waydiiyay ayaa sheegay in ninka Booliska uu ahaa nin Cadho Ka muuqato. Qadar waxa Maxkamada Kristiansand ku xukuntay 10 sano iyo badh.

Video ka daawo.

Kilde/ Xigasho: TV2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *