Waxaanu waraysi la yeelanay Wariye Cabdifataax Maxamed Adem ( Midnimo) oo Ka hawl Galah Radyaha Codka Oslo (Vioce Of Oslo). Waraysigan oo noqonaya Dhawr Qaybood Ayaa Qaybtii Koowaad Waxa uu dadka ugu iftiiminayaa Arin Cabasho ah oo uu dhigay Bartiisa Facebooka.