17 Gobol oo ka mid ah USA ayaa Dacweeyey Maamulka Trump

Todoba iyo toban Gobol ayaa dacwad ka dhan ah ka gudbiyey Maamulka Trump taas oo khusaysa Sharci Banaynaaya ama ogolaanaya in ardayda shisheeye ee aan maraykan u dhan ay waayi karaan Dal kugalka ama joogioda, sidaasi waxaa qortay The New York Times.

Harvard iyo MIT ayaa sidoo kale hore u gudbiyey dacwad ka dhan ah Maamulka Trump.

Xeerkan ay doonayaan in joojiyeen ayaa macnihiisu yahay in Ardayda Shisheeye ama Debeda kaga timaada dalka Maraykanka in laga eryi karo dalka USA hadii ardaydu ay sii wataan waxbarashadooda qaab Dijitalka ah.

Kilde/Xigasho: VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *