Waa Ruuxa kaliya ee ka badbaaday Diyaarad dhacday

Diyaar Rakaab oo Pakistan laga leeyahay ayaa ku dulburburtay magaalada Karachi. Diyaaradan nooca Rakaabka ah ayaa maanta Qadadii ka dib Waxa ay ku dulburburtay magaalada Karachi meel la degan yahay. Diyaaradan waxa saarnaa ku dhawaad 99 qof 51 Raga, 31 Dumara iyo 9 Caruura waxa la sheegay in ay Ka babaadeen 5 Qof oo aan la hubin soona gaadheen dhaawacyo culus

Zafar Masud waxa uu ka badbaaday Duyuuridii Maanta ku dul burburtay Karachi ee ay saarnaayeen 99 Qof Zafar waa Maamulaha Bangiga Punjab waxa uu dhaawac Ka soo gaadhay Bowdada oo ah dhaawac fudud waxa duyuurada PIA Ka bedbaaday 5 Qof.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *