Trump oo ka noqday sharcigii ardayda internetka wax ka barta ka saarayey dalka Maraykanka

Maamulkan Trump ayaa ka noqday sharcigii dalka Maraykanka ka saaraayey Ardayda internetka waxa ku barata ee ajaanibka ah .

17 ka mid ah Gobolada Maraykanka oo ay weheliso Washington D.C ayaa Isniintii Dacweyeeyey Maamulka Trump kadib markii uu todobaadkii aynu soo dhaafnay soo jeediyey sharci Visood cusub oo khuseeya ardayda ajaaniibta ah

Maanta oo Talaado ah ayaa Garsoore Allisom Burroughs Xaqiijiyey in maamulka Trump ka noqday sharcigii sidoo kalena Laanta Socdaalku in ay u noqon doonto Sharcigii «status quo» Sida laga soo xigtay.

Kilde/Xigasho: TV2.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *