Waraysi: Afhayeen u hadlay Gudida Jaaliyada Somalida ee Sarbsborg oo ka waramaya dhacadadii Xalay …

Afhyeen u hadlay Gudida Jaaliyada Sarbsborg Hanad Xasan Maxamed oo waraysi uu siiyey Warbaahinta Somalida Norway ee Somnornews ayaa waa uu kaga waramayaa kulan ay yeesheen gudada oo khuseeyey dhacadadii iyo qaabkay u waajahayaan.

Dhacdadan ayaa Sida la sheegay uu fuliyey nin Somali Xanuunsanaaya kadib markii uu xalay mindi la dhex qaaday dhawar haween ah halkaas oo mid ka mid ah ay ku geeriyootay halka labana ay dhaawac noqdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *