Dalka Norway Oo Aan Sabtida Laga ciidayn

Somalida Dalka Norway Ayaa iyo sida la sheegay Mulimiinta Dalka Norway ayaa Goaansaday in ay Isku mar Ciidaan taas oo ah Maalinta Axda halka Sabtida ay u tahay Maalintii Bisha Ramadaan ugu dambaysay.

Waxaa Sabtida oo Bari ah laga Ciidayaa Wadamada Geeska Afrika Kuwaas oo Sheegay in ay arkeen Bishii. Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn ayaa shaaciyey in ay Tahay bari Ciid. Halka Madaxda Dalka Somaliya Iyana ay Shacabkooda u direen Hambalyada Munaasabada Ciida. Isku Soo wada duuboo Ma Banaantahay in La soomi maalin la arkauy Bishii ? Culimada ayeynu u daynaynaa suaashaas Jawaabteeda. Halkan hoose ka daawo :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *