Daawo/Waraysi: Wariye Cabdifatax Midnimo Radio Voice of Oslo.Qaybta koowad

Waxaanu waraysi la yeelanay Wariye Cabdifataax Maxamed Adem ( Midnimo) oo Ka hawl Galah Radyaha Codka…

Qadar Osman Abdi oo Booliska Kristiansand xuurto ku ciijiyay.

Qadar Osman Abdi oo Booliska Kristiansand xuurto ku ciijiyay Qadar Waa wiil 24 jir ah ku…

Degdeg: Dawlada Norway oo Dalkeeda u fasaxday dalal badan qaarna ka xanibtay.

Shir saxaafadeed ay Maanta dawlada Norge ay qabatay ayaa waxa ay ku sheegtay in dhamaan Yurub…

307 000 oo arday ayaa maanta loo qaatay waxbarashada jaamacada ee dalka Iswiidhan

307 000 ( sadex boqol iyo todoba kun) oo arday ayaa maanta loo qaatay waxbarashada heerarka…

Waraysi: Aisha Abdullahi Gabadh ka mid ah Qoyskii Elverum Lagu Cusuriyadeeyey.

Aisha Mohamed Abdullahi Waxay Ka mid tahay Qoyskii Deegaanka Elverum oo Qiyaaskii Magaalada Oslo u jirta…

SAAB oo bilawday samaynta diyaarado dagaal oo ay iibstay Baraasiil

Dhammaadkii sanadkii 2015 kii ayaa heshiis samaynta diyaaradaha dagaalka ah ay la gashay dawlada Baaraasiil wadankan…

Wuxuu Rabay in uu Boolis Noqdo se Waa Loo diiday Waxaana loo diray meelaha Daryeelka caruurta iyo Waayeelka

Waxa uu rabay in uu barto boolisnimo, waxaa se loo diray in uu kasoo shaqeeyo goobaha…

Qoys Somali ah oo Lagu cunsuriyeeyey Elverum falal xuna lagula kacay.

Reer Bulhan waa Qoys Somali ah oo degan Elverum waxa ay aad u ga cabanayaa Dhibaato…

Eedaysane loo haysto in uu Hooyadii Dilay oo Maxakamada Halden Xukun ku riday

Ninka 30 (Sodomeeyo) jir ah ee loo haystay dilka hooyadii magaalada Halden maalintii arbacadii ayaa lagu…

Degdeg: Warbixin Cusub oo laga soo saaray Weererkii Masjid Alnoor

Waxaa maanta warbixin cusub laga soo saaray Weerer lagu qaaday Masjidka Alnoor Islamsk Senter