Khudbadii Salaada jimcaha ee Tawfiiq. Sh. Maxamed Siciid

Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masaajidka Tawfiiq Fadiilatu Sheekh Maxamed Siciid Waxaanay ku saabsan tahay (Falalka Wanaagsan…

Wiil 14 jir ah ayaa ku geeriyooday biyo uu quusay

Wiil 14 jir ah ayaa geeriyooday kadib markii ay liqday haro biyoodka Folderøyvatnet oo ku taala…

Sadex baabuur ayaa isku dhacay jidka wayn ee E6

Shilkan oo ahaa duqad afka hore ay iskaga wada dheceen ayaa Qaybta Gurmadka degdeg ahi ay…

Raisal wasaaraha dalka oo Sheegtay in aan Sweden la aadi karin.

Raisal wasaaraha Dalka Norge Arna Solberg ayaa shaacisay in loo socdaali karo wadamada jaarka lakiin waxay…

Daawo Full HD: Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Norge oo Xaflad u qabtay Dhalinyarada

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norge Maxamed Cabdiqaadir oo Xaflad lagu falanqaynayo waxa sababa in ay Dhaliyaradu…

Booliska oo ka digaya Tuuga VIPPS KA

Booliska oo ka digaya Tuuga VIPPS KA. Hada ayaa waxa soo baxay qolooyin Tuugo ah oo…

Hongkong oo noqotay Magaalada ugu qaalisan in la Dego

Hongkong oo noqotay Magaalada ugu qaalisan in la Dego. Hongkong oo xaga hore kaga jirta listada…

Xildhibaan Shuayb oo Dhaliyarada Somalida Ee Stovner Hawlo wanaagsan u qabtay (Waraysi)

” Afar Soo jeedinood ayaan soo dhigay Golahayaga Degmada Stovner Waxaa ii hir galay qaar ka…

Gabadh niman Hubaysani ay ku qafaasheen Degmada Kragerø

Booliiska ayaa lagu wargaliyey in niman Hubaysani ay Ka qafaasheen gabadh Ciwaan ku yaala Degmada Kragerø…

Shaqaalaha Shirkada OBOS ee ka qayb qaatay Mudaaharaadkii Floyd ayaa la amray in ay 10 casho Karantiin galaan.

Shaqaalaha Shirkada OBOS Qaybta Horumarinta Guryaha (boligutvikleren) ayaa waxa uu sheegay in dadkii Ka qayb qaatay…