70 Boqolkiiba Kiisaska Cusub ee Corna waxaa laga helay Oslo Siiba Labada Degmo ee Søndre Nordstrand iyo Alna

70 Boqolkiiba kaysaska cusub ee ee Caabuqa Covid 19 ee Norge waxaa laga helay oo ay…

Khudbadii Salaada Jimcaha Ee Masjidka Tawfiiq. Sh. M. Siciid

Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masjidka Tawfiiq Ee magaalda Oslo 05.Jun 2020. Waxaa Khudbada inoo soo jeedinaayey…

14,600 oo ingiriis ah ayaa qaatay dhalashada Germany iyagoo ka takhaluusay Toodii Brexit ayaa sabab u ah

Tiradii ugu badnayn ee Ingiriis ah ayaa dhalashadoodii ka takhalusay iyaga oo ku badashay dhalada Jarmalka…

Laba Arday oo Dhigta Iskuul ku yaala Oslo Oo la xaqiijiyey in ay Qaadeen Coronavirus

Laba Arday oo dhigay Haugen Skole oo ku yaala Oslo Ayaa qaaday Caabuqa Corona virus, waxaana…

Darawal Taxi ayaa midi la galiyey Xalay magaalada Stavanger

Ninkii tagsiga waday ayaa booliska la soo xidhiidhay taas oo ay fariinta heleen 1.26 subxnimo. Waxa…

NAV waxay bixisay lacag dhan 8.5 bilyan oo Karoon oo Dagpenger ah intii lagu jiray Xaalda Caabuqa

Tan iyo intii laga dhaqan galiyey waxyaalihii lagu xakamaynayey Caabuqa Karoonaha ayaa NAV waxay qabatay 182,200…

Degdeg: Xaalada Stockholm Oo Kacsan iyo Banaanbaxayaal Isugu soo baxay halkaasi

Booliska ayaa Buufintabasbaaska u adeegsaday daka banaanbaxa dhigaaya. dhawr gaadhi oo boolis ah oo ay weheliyaan…

Maalin kasta waxaan ka fikiraa inamada Chicago” Obama oo Ooyey

Madaxweynihii hore ee Dalka Maraykanka ayaa ka xuaaday lana ooyey dhacdooyinka lagula kacaayo dadka madaw siiba…

Ha moogaan Aktiv i Grorud iyo Xildhibaan Shucayb

Ha moogaan Aktiv i Grorud iyo Xildhibaan Shucayb. Waxay idiin hayaa oo ay idin siin doonaan…

Waraysi Dhex maray Wariye Rasta iyo Gudoomiyaha J. Puntland Norway

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Dalka Norway Ayaa ka waramay dareenkiisa Ka Qayb Qaadashadii Qaadhan ururinta Deegaanka…